MAKU SOOGAARAY QAAMUUSKAAN? Qaamuuskaan oo ah qaamuuskii ugu horreeyay ee Af-Turki iyo Af-Soomaali ah waxa uu ka kooban yahay: 1. 8300 Eray 2. 600 Sawiro midabo leh 3. 408 Tusaale isku turjuman Soomaali iyo Turki 4. 80 Mah-maahyo isku turjuman 5. Naxwe 6. iyo warbixino kale sida cimilada iwm. Magaalada Muqdisho iyo Turkiga ayaa laga heli karaa, wixii fahfaahin ah nala sooxiriir
Specifications:
- Ad Reference: 4051
- Ad Date: 2024-07-02
- Book Format: Paperback
- Publication Year: 2015
- Number Pages: 352
- Condition: Brand New
- Exchangeable: No
Reviews
There are no reviews yet.