Waa serum loogu talagaly blackheads and whiteheads dadka leh oo ka sameysay dhuxul madow, waxa uu indhaha hoos-tooda ka qaadayaa maqaarka dhintay asaga oo ka baabi’in doono dhibcaha madowga ah iyo weliba sababi doono inaysan kugu soo laaban. 👉ISTICMAAL👈 Isticmaal habeenkii. Fadlan ha luxin dhalada inta aadan isticmaal ka hor. Suuf kula mari meelaha mar-madowga ah oo sug inta uu ka qalalaayo. Subaxdii iska dhaq.
Specifications:
- Ad Reference: 4854
- Ad Date: 2024-07-07
- Brand: Biobalance
- Purpose: Anti Dark Spots
- Gender: Unisex
- Skin Type: All Skin Types
- Package Type: Single
- Volume: 20
Reviews
There are no reviews yet.