Waa serum kasameysan retinal iyo vitamin E wuxuuna u fiican yahy wijiga qaleylka $15.00
Description

Waa serum kasameysan retinal iyo vitamin E wuxuuna u fiican yahy wijiga qaleylka iyo daโ€™da wijiga. 👉ISTICMAALKA👈 Kaliya maalintii hal mar habeenkii inta aadan seexan ka hor isticmaal. Haddii aad leedahay jir xasaasi ah isticmaal usbuucii 2-3 jeer kadibna haddii jirkaagu la qabsado waxaad isticmaali kartaa 5-7 maalin. Sug inta jirkaagu si fiican u dhuuqaayo serumka kadibna iska dhaq. Fadlan ha isticmaalin serumkaan haddii aad xaamilo tahay ama aad nuujinayso. Nala soo xiriir wixii caawimaad ah

Specifications:

  • Ad Reference: 4864
  • Ad Date: 2024-07-07
  • Brand: Biobalance
  • Purpose: Anti-wrinkle
  • Gender: Unisex
  • Skin Type: All Skin Types
  • Package Type: Single
  • Volume: 30
Reviews (0)
Ratings

0.0

0 Product Ratings
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0

Review this product

Share your thoughts with other customers

Write a review

Reviews

There are no reviews yet.

More Offers
No more offers for this product!
Store Policies
Inquiries

General Inquiries

There are no inquiries yet.