Waa serum kasameysan retinal iyo vitamin E wuxuuna u fiican yahy wijiga qaleylka iyo daโda wijiga. 👉ISTICMAALKA👈 Kaliya maalintii hal mar habeenkii inta aadan seexan ka hor isticmaal. Haddii aad leedahay jir xasaasi ah isticmaal usbuucii 2-3 jeer kadibna haddii jirkaagu la qabsado waxaad isticmaali kartaa 5-7 maalin. Sug inta jirkaagu si fiican u dhuuqaayo serumka kadibna iska dhaq. Fadlan ha isticmaalin serumkaan haddii aad xaamilo tahay ama aad nuujinayso. Nala soo xiriir wixii caawimaad ah
Specifications:
- Ad Reference: 4864
- Ad Date: 2024-07-07
- Brand: Biobalance
- Purpose: Anti-wrinkle
- Gender: Unisex
- Skin Type: All Skin Types
- Package Type: Single
- Volume: 30
Reviews
There are no reviews yet.