Waa serum loogu talagaly nabraha wejiga iyo saliida wijiga dadka ku leh waxaana isticmali kara rag iyo dumar. 👉ISTICMAAL👈 Isticmaal habeenkii. Fadlan ha luxin dhalada inta aadan isticmaal ka hor. Suuf kula mari meelaha mar-madowga ah oo sug inta uu ka qalalaayo. Subaxdii iska dhaq.
Specifications:
- Ad Reference: 4855
- Ad Date: 2024-07-07
- Brand: Biobalance
- Purpose: Acne Treatment
- Gender: Unisex
- Skin Type: All Skin Types
- Package Type: Single
- Volume: 20
Reviews
There are no reviews yet.